Gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar Weyne oo maanta xilka la wareegay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta xilka la wareegay gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar Weyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir Carab , kadib munaasabad ka dhacday xarunta Degmada Xamar Weye. Munaasabada xil wareejinta waxaa kaso qeyb galay Xilhibaano katirsan Baarlamaana Federaalka Soomaaliya, gudoomiye kuxigeenka gobolka Banaadir Arimaha bulshada, Waxgarad yo qeybaha kala duwan ee bulshada Xamar weyne. Gudoomiyaha cusub ee degmada … Continue reading Gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar Weyne oo maanta xilka la wareegay (Daawo Sawirada)